Share with your friends via email

Madaafiic Hoobiyeyaal oo ku soo dhacay nawaaxiga Xarunta Madaxtooyada

Tiro Madaafiic hoobiyeyaal ayaa ku dhacay nawaaxiga Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, iyadoo madaafiicdan ay sababeen khasaare kala duwan. Wararka ayaa sheegaya in Madaafiicda qaar ay ku dhaceen agagaarka Dugsigii 15 May ee ku dhow Madaxtooyada

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip