Qaramada Midoobey oo sheegtay 8-kun oo qaxooti ah ay maalin walba galaan Yurub
Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in ilaa sideed kun oo qaxooti u dhashay Suuriya iyo Ciraaq ay maalin walba galaan Yurub, iyadoo ka digtay sii socoshada qul qulka muhaajiriinta ee galaya wadamada Yurub.