Share with your friends via email

Soomaali ka mid noqotay dadkii ku dhintay Isbuurashadii ka dhacday Xajka oo tiradooda sii korodheysa

tirada ku geeriyootay xajka ee soomaalida ah ayaa sii cagacageyna ilaa haatan 7 ruux inta la xaqiijiyay inay ku dhinteen Isbuurashadii shalay ka dhacday xajka, gaar ahaan meel banaanka ka ah Masaajidka Xaramka, xilli xujeyda oo gudaneysa waajibaadka

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip