Share with your friends via email

Dhalinyaro Somali Ah Oo Laga Soo Daayay Xabsiyo Ku Yaalla Liibiya

Dawladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro tahriibeyaal ah, kuwaasi oo muddo ku xanibnaa dalka Liibiya. Dhalinyaradaan oo gaaraya 20-qof ayaa ka kooban 19-Rag ah iyo hal dumar ah, waxayna muddo ku xanibnaayeen dalka Liibiya, halka

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip