Share with your friends via email

Akhriso:-Maleeshiyaad hubeysan oo guddoomiye degmo dhaawacay 3 ruuxna dilay

Wararka laga helayo gobolada Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Saqdhii dhexe maleeshiyaad hubeysan ay hoygooda ugu tageen Qoys ku sugnaa nawaaxiga tuulo lagu Magacaabo xaafoodle oo u dhow deegaanka Balli-busle degmada Jariiban ee Gobolka Mudug.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip