Share with your friends via email

Zimbabwe oo looga dhawaaqay xaalad musiibo qaran

Tan iyo markii ay ku dhufatay xeebta Mozambique khamiistii, duufaantaasi ayaa ku qasabtay kumannaan qof in ay guryahooda ka baxaan. Dalka Zimbabwe, magaalada Chimanimani, oo ku taalla buuralleyda dhanka bari ee xuduudda ayay duufaantu si daran u saa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip