Share with your friends via email

Sawirro:-Madaxweynaha Jabuuti Oo Gabagabeeyay Booqashadii Uu Ku Joogay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo gabagabeeyay booqashadii labada maalmood ahayd ee uu ku yimid magaalada Muqdisho kaddib martiqaad uu ka helay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip