Share with your friends via email

Guddoomiye Mursal Oo Hay'adaha Amniga Faray In Baaritaan Deg Deg Ah Lagu Sameeyo Qarixii Ka Dhacay Goof-Gaduud

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee JFS Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida dadkii ku geeriyooday Qarax ka dhacay Deegaanka Goofgaduud ee Gobolka Baay,waxa uuna Alle uga baryay dadkii halkaasi ku geeriyooday

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip