Share with your friends via email

Sheekh Shaakir'' Saddex sano kaddib ayeey dhici doontaa doorashada Galmudug

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa maanta warbaahinta u sheegay sanadkan doorasho ka dhici doonin Galmudug, hasse ahaatee doorashada la qaban doono sida uu hadalka u dhigay saddex sano kaddib.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip