Share with your friends via email

Wiil yar oo Maydkiisu illa shan cisho yaallo cisbitaalka Hargeysa

Wiilkan oo da'diisa lagu sheegay sagaal jir,isla markaana dhigan jirey dugsiga Ilays ee Hargeysa ayaa maalintii salaasadii gaadhi ku jiidhay magaaladda, nasiib daro illaa sabtidda waxa uu sii ooli doonna cisbitaalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip