Share with your friends via email

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay safiirka cusub ee Ingiriiska (SAWIRRO)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay Muqdisho Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Benjamin James Fender.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip