Diblumaasi u dhashay dalka Qadar oo ku tilmaamay inuu yahay Addoon muwaadin Soomaali ah
Diblumaasi u dhashay dalka Qadar oo ka howlgala safaarada dowlada Qadar ay ku leedahay dalka Ingiriiska ayaa ku tilmaamay muwaadin Soomaliyed oo haysta dhalshada Britain addoon.
Maxamuud Axmed oo ah muwaadin asalkiisu yahay Soomaali ayaa u ah