Laba qof oo Soomaali ah oo ka mid noqotay Xujeydii Shalay ku dhimatay Xajka (SAWIRRO)
Laba nin oo Soomaali ah, ayaa ka mid noqday Xujeydii shalay ku dhimatay Mina, oo 5km oo keliya u jirta Magaalada barakeysan ee Makka, iyadoo dhinaca kalana la la'yahay Soomaali badan.