Axmed Madoobe "Saddex bilood wixii nalaga sugayay markaan keeni weynay, waxay noqotay in naloo yeeriyo"
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay inay ku fashilmeen in muddo saddex bilood ay gaaraan go'aan, taasna ay keentay in Beesha Caalamka ay wax u yeeriso, go'aan