Share with your friends via email

Somaliland oo sheegtay in aanay quseyn go'aanadii ka soo baxay shirkii Madasha

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa sheegay in aanay quseyn go'aanadii ka soo baxay shirkii Madasha wadatashiga qaran ee lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho ee ahaa nooca doorasho ee Soomaaliya ka dhici doona

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip