Share with your friends via email

Ganacsatada Qaadka Kenya : Kuma iibsaneyno madax-bannaanideena dhuleed ganacsiga Qaadka''

Ganacsatada Qaadka ee Kenya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay joojiyaan Qaadka ay u dhoofiyaan Soomaaliya, haddii ay dowladda Soomaaliya sii wado muranka dhinaca sohdinta badda iyo xiisadda diblomaasiyadeed ee labada dal u dhaxeeya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip