Jubbaland Maxay ka Qabtaa Go'aankii ka soo baxay shirka Wadatashiga
Jubbaland Maxay ka Qabtaa Go'aankii ka soo baxay shirka Wadatashiga2016
Maamulka Jubbaland ayaa si buuxda u taageeray go'aanadii ka soo baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee ku soo idlaaday Magaalada Muqdisho.