Share with your friends via email

Goodax Barre "S/Land Ayaa Ku Jirta Meelaha Aan Ka Baadi Goobeyno Hantida Qaranka"

Guddoomiyaha Guddiga Badbaadinta iyo dib u soo celinta Hantida Qaranka Ahna Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Somalia Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa sheegay in Gobollada ay ka baadi goobi doonaan Hantida Qaranka iyo goobaha danta guud

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip