Ilhan Omar oo shaki galisay sida lagu aamini karo ergeyga Trump uu u magacaabay Venazuela
Elliott Abrams oo ah ergeyga madaxweyne Trump uu u magacaabay dalka Venezuela oo ay ka tagan yihiin khakhalaaso siyaasadeed ayaa su'aalo adag kala kulmay su'aalo adag kala kulmay Ilhan Omar oo ka mid ah guddiga arrimaha dibedda Congress ka