Share with your friends via email

Maxay Ahayd Hadiyaddii Khaaska Ahayd Ee Lionel Messi U Diray Laacibkii Xulka Qatar

Xiddiga reer Argentine ee Lionel Messi ayaa hadiyad khaas ah gaadhsiiyey xiddiga xulka qaranka Qatar ee Almoez Ali oo dalkiisa ka caawiyey inay ku guuleystaan tartanka qaramada qaaradda Asia oo dhawaan lagu soo gabogabeeyey waddanka UAE. Almoez Ali

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip