Xasan Sheekh oo walaac ka muujiyay Shirka Shidaalka Soomaaliya ee London ka dhacaya
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa walaac ka muujiyay shirka 7-da bishan February ka dhacaya magaalada London, kaasoo looga hadlayo Shidaalka Soomaaliya.
Shirkan oo ay qaban qaabis