Faah Faahinno Ka Soo Baxaya Dab Xalay Ka Kacay Suuqa Bakaaraha
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dab xoogan oo xalay fiidkii hore ka kacay Suuqa weyn Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Dabka ayaa ka kacay Guryo ku yaalla gudaha Bakaaraha, isagoona ku fiday qeybo badan oo ka mid ah Suuqaasi.
Illaa iyo hadda