Share with your friends via email

Sawirro: Shirkii Madaxweyne Farmaajo, Madaxda maamul goboleedyada iyo Madaxweynayaashi hore

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kulan wadatashi iyo is xogwareysi ah la qaatay Madaxda dowlad goboleedyada, Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare. Kulankan oo ahaa mid uu gogoshiisa dhigay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip