HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ISNIIN 21-KA JANNAAYO 2019-KA
TIRO KA MID AH CIIDAMADA QM EE JOOGA MALI OO WEERAR LAGU QAADAY
Maleeshiyaad la sheegay inay gacan saar la leeyihiin ururka Al Qaacidda ayaa sheegay inay weerar ku qaadeen waqooyiga dalka Mali halkaas oo ay saldhig ku leeyihiin ciidamada nabad ila