Share with your friends via email

Maxaad Ka Ogtahay Safarka Madaxweyne Farmaajo Ee Dalka Lubnaan?

Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa qortay in Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ka mid yahay Madaxda Dowladaha Carabta ee ka qeyb geli doona Shirka Dhaqaalaha iyo Horumarinta Bulshadda Carbeed (Arab Economic and Social Development summit)

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip