Kenya Oo Shaacishay Magacyada & Halka Ay Ku Noolaayeen Ragii Weeraray Hotel DusitD2 Ee Nairobi
Waxaa lasoo bandhigay qaar ka mid ah Magac-yada dadkii weerarka ku qaaday Hotelka DusitD2.
Cali Saalim Gichunge oo loo yaqaano magaca Idiris ama Faruuq kaas oo ka mid ahaa ragii weeraray hoteelka DusitD2 ee magalada Nairobi ayaa la ogaaday in uu ku