Share with your friends via email

Kenya Oo Sii Deysay Muwaadin Soomaaliyeed

Maxkamad ku taalla magaalada Nairobi ee xarunta Kenya ayaa maanta sii deysay muwaadin Soomaaliyeed oo loo heystay ku lug lahaanshaha weerarkii Wastegate Mall oo Al Shabaab sanadkii 2013-kii AY ku qaadeen xaruntaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip