Share with your friends via email

SAWIRO: Madaxweynaha Puntland oo xilka la wareegay

Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweyne Ku-xigeenka Cusub Axmed Garaash ayaa maanta Xilalka kala wareegay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne Ku-xigeenkiisii C/xakiim Xaaji Cumar Cam

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip