Sidee Al-Shabaab U Qortaan Ciidamada Una Tababaraan?
Warbixin uu diyaariyey machadka daraasaadka amniga ee Hiraal ayaa faah-faahin ka bixisay sida Al-Shabaab ay u qorato ciidamada, islamarkaana u tababarto.
Qorista
Sanadihii hore, Al-Shabaab waxa ay qorashada ciidankeeda ugu tiirsaneyd Muqdisho iyo m