Kenya oo sheegtay in 53 dagaalyahan ka tirsan Al-Shabaab ku dishay howlgalo milateri
Kenya ayaa sheegtay in 53 dagaalyahan oo 10 ka mid ah ay ahaayeen saraakiil sare sare lagu dilay howl gallo milateri ka dhacay Soomaaliya, kaasoo lala beegsaday xarumo ay ka abaabulaan weerarada.