Real Madrid iyo Liverpool oo Man United kula dagaallamaya saxiixa xiddig reer Brazil ah
Real Madrid ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay qayb kasoo noqotay loollanka loogu jiro difaaca kooxda Porto ee Eder Militao.
Difaaca reer Brazil ayaa ka mid ah xiddigaha loogu doonista badanyahay suuqa kala iibsiga, iyadoo kooxaha waaweyn ee Europe