Share with your friends via email

Axmed Madoobe "Shirka ugu dambeeya ee go'aanka lagu gaarayo Kismaayo ayuu ka dhacayaa"

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in Kismaayo lagu gaari doono go'aanka ugu dambeeya ee shirka Madasha wada tashiga qaran ee looga hadlayo hanaanka doorasho ee Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip