Share with your friends via email

Madaxa CRD Jibriil oo faah faahin ka bixiyay waxyaabihii fashiliyay shirka Kismaayo

Madaxa Hey'adda Cilmi baarista iyo Wada tashiga ee CRD Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii fashiliyay shirkii Wada tashiga ee Madaxda Soomaalida ku yeesheen magaalada Kismaayo, kaasoo aanay ka soo bixin wax natiijo

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip