Share with your friends via email

Paul Pogba hooyadii oo jaga loo magacaabay

Xiriirka kubadda Cagta ee dalka Guinea ayaa hooyada dhashay laacibka Manchester United qadka dhexe uga dheela ee Paul Pogba u magacaawday safiirka kooxda Kubadda Cagta haweenka ee dalkaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip