Qaar ka mid ah Beelaha Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo ka hor-yimid qeybinta Odayaasha soo xulaya Ergada
Qaar ka mid ah beelaha dega gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa ka biyo diiday qaabka ay u qeybisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha oday dhaqameedyada soo xulaya ergada ka qeybgalaysa shirka maamul u sameynta Labada Gobol.