Share with your friends via email

Shiinaha oo Sanadkan hoos uga dhacay Kobaciisa dhaqaalaha 25 Sano ka dib

Dhaqaalaha Shiinaha ayaa kobcay boqolkiiba 6.9 sanadkii la soo dhaafay ee 2015, oo haddii la barbar dhigo sanadkii kaasi ka horreeyay oo uu kobacu ahaa boqolkiiba 7.3, aya waxa uu kobocan noqonayaa midkii ugu hooseeyay muddo 25 sana ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip