Abaarihii 10-kii Fiidnmimo ee xalay Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Wilson Airport ee magaalladda Nairobi ka degatay Diyaarad Xamuul oo waday maydadka 4 Askari oo ka tirsan Ciiddankii Kenyaanka ee lagu dilay weerarkii ay Alshabaab dhawaan ku qaadeen Sa