Share with your friends via email

Ardayad Somali-Canada ah oo Daahfurtay hannaan cusub oo dheemanka loo soo saaro

-Inan da' yar oo reer Alberta - Canada ah ayaa adduunyada kusoo kordhisay hab cusub oo dhagaxa qaaliga ah ee dheemmanka loo soo dhiraandhiriyo taasoo markii hore ay dhici jirtey in dheemmanku uu burburo inta hawsha soo-saaritsa lugu guda jiro.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip