Share with your friends via email

Khayre oo ka qayb galay casho sharaf loo sameeyay Koox kubadda cagta oo ka timid dalka dibaddiisa+Sawirro

-Ra'iisal wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa xalay ka qayb galay casho sharaf ay wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya u sameeyay kooxda kubbadda cagta Som United ee dalka Sweden ka timid, Kuwaasi oo Muqdisho u jooga ciyaaro saaxiibtini

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip