KENYA: Qiyaastii 80 Ciidankeena ka tirsan ayaa ku waxyeeloobay weerarkii saldhigga Ceel-cadde
Dowladda Kenya ayaa shaacisay markii ugu horreysay in qiyaastii 80-Askari oo ka tirsan ciidamadooda ay ku Wax-yeelloobeen Weerarkii ay Al-shabaab ku qaaday Jimcihii lasoo dhaafay saldhigga ciidamada Kenya ee Ceel-cadde oo ka tirsan gobolka Gedo.