LA-YAAB: Nin Fuulay Taawar Isgaarsiineed, Si Loogu Doorto Ra'isul-Wasaaraha Dalka Pakistan
Caasimadda dalka Pakistan ee Islamabaad waxaa shalay oo Sabti ahayd ka dhacday Arrin Mucjiso, kadib, markii uu Wiil Dhallinyaro ah koray Taawar ay lahayd Shirkad Mobayl (a moble tower), wuxuuna qeylo-dheer ku sheegay inuu doonayo in laga dhigo Ra