Laba askari oo xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho
Laba ka mid ah Ciidamada Dowladda Somaliya, ayaa waxaa xalay lagu dilay Degmada Dharkiinley Ee Gobolka Banaadir, iyadoo dhinaca kalana laga qaatay qoryihii ay wateen.
Nin degan agagaaraha Masaajidka Sheekh C/xafiid ee xaafadda Kuweyt, ayaa sheegay i