Share with your friends via email

Noolasha Abu Mansuur: Hogaamiye hore oo Shabaab, musharax cad-cad, haddana maxabuus ah

Magaalada Baydhabo ayaa gashay jahwareer amni iyo mid siyaasadeed kaddib markii la xiray Mukhtaar Robow, oo goobjoogayal ay sheegeen in ciidammo Itoobiyaan ah ay kaxeysten. Xarigga ka hor, Mukhtar Robow wuxuu ka mid ahaa musharixiinta ugu cad-cad

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip