Kenya oo si adag kaga digtay in barraha Internet-yada lagu baahiyo sawirada askarta lagu laayay Ceelcadde
Xukuumadda Nairobi, ayaa waxay si xoogan kaga digtay in barraha bulshada lagu baahiyo sawirada meydadka iyo dhaawacyada Ciidanka Militariga Kenya, ee Jimcihii lagu laayay weerarkii ka dhacay Degmada Ceelcadde Ee Gobolka Gedo.