Share with your friends via email

Afrika waa mid ah ka mid 5-ta qaaradood ee dunnidu u qeybsantahay waana qaaradda 2-aad ee ugu weyn uguna dadka badan dunnida.

Waxaa ka horeeya oo kaliya qaaradda Aasiya. Bedka qaaradda aanu maanta ka hadlayno ee Afrika waxaa lagu qiyaasaa 30.3 million km oo labo jibaaran. Afrika waxay xaduudo la wadaagtaa qaaraddaha Aasiya iyo Yurub waxaana mara badaha Mediterranean,ka

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip