Alvaro Morata Oo Bisha January Isaga Dhaqaaqaya Chelsea
Alvaro Morata ayaa diyaar u ah in uu isaga dhaqaaqo Chelsea marka lagaaro bisha January, xilligaas oo dib loo furi doono suuqa kala iibsiga ciyaartooyda.
Weeraryahanka reer Spain ayaan gool dhalin tan 4-tii bishii November ee ina dhaaftay, isaga o