Xaalada deegaanka Ceel-Cadde oo saaka degan iyo diyaaradaha Kenya oo baadigoobayo askar la la'yahay
Xaalada deegaanka Ceel-Cadde ee Gobolka Gedo ayaa saaka ah mid degan, kadib markii shalay Al-Shabaab weerar culus ku qaaday saldhig Ciidamada AMISOM ee Kenya ku qaaday halkaas.
Waxaa deegaanka ka barakacay dadkii rayidka ahaa ee ku sugnaa, iyadoo