Sarkaal ku sugan waddanka Sierra Leone ayaa sheegay in Fayruska dhaliya Cudurka EBOLA laga helay maydka qof uu cudurkan dilay, kaddib hal maalin markii ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ay ku dhawaaqay in laga cirib-tiray cudurka Ebeola gobolka Galb