Koobka Copa Libertadores: Ciyaar kama dambays ah ayaa mar labaad la baajiyay
Rabshado dhex maray labadan kooxood ee kala ah Boca Juniors iyo River Plate ee xifaaltanka wayn uu ka dhaxeeyo oo ka dhisan Argentina ayay ciyaar kululi dhex mari lahayd Sabtidii balse dib ayaa loo dhigay.