Share with your friends via email

Haweeney u dhalatay Masar oo sheegtay inay tahay Xaaska Saxafigii Jamaal Axmed Khashoggi.

Wargeyska The Washington Post waxa uu maanta daabacay wareysi ay la yeesheen Haweeney u dhalatay dalka Masar, taasi oo sheegtay inuu si qarsoodi ah u guursaday Saxafigaasi, dhowr bilood ka hor inta aan lagu dilin Qunsulliyadda Sacuudiga ee magaalladd

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip